Ma jecli wax kasheega dumarka soomalida ee sharafta badan, ee idhalay iidhaxay aan dhalay ila dhashay, waxaase waayadan danbe jirta oo casriga eega aynu joogno saamayntiisa leh xaysiisyada ka baxa TV-yada iyo Radio-yada ee istcmaalka kiniinka KALAKORIYAHA oo sababay inay dumarkeenii wax caadi ah ka dhigtaan isticmaalka daawooyin aan munaasib ku ahayn, oo dhakhtarna aanu u qorin daawooyinkaas waxaa ka mida kiniinka KALAKORIYAHA oo aan ahayn xitaa mid dhakhtar qoro ee laga qaato xanaanooyinka oo dumarku isu qoraan,
Arintan oo ah mid halisteeda leh oo ragu aanu inta badan ka warqabin in xaaskiisu cunto kiniin dhasha kala fogaynaya oo aanu raali
ka ahayn dhakharna anu u qorin dumarku way qarsadaan iyagaana isu sheega, laakiin diiniyan arintaasi wa halis wayn oo khatar ku noqon karta dumarka aakhiradooda iyadoo lagaba yaabo in hadiii ay ninkeeda u sheegto oo sababi jirto uu u ogolaan lahaa inay isticmaasho
Daawadan waxay dhakhaatiirtu sheegaan inay saamayn caafimaad leedahay oo dumarka ay khatar u keento hadii aanu dhakhtar u qorin
Aduunka waxyaabaha ugu qalisan ee alle bixiyo ubadkaa ka mid ah ee dumarku arintaas ha ka waantoobaan oo hadii aanay arin caafimaad jirin hadalada iyo ficilada gaalada(haayadaha) hayska ilaaliyaan iyo dhalanteedka aduunka
BY ABDISAMED HIRAD
Email: cabdisamedxasan3@hotmail.com