DAAWO; Wasaarada Warshadaha Oo kormeero Lagu Ogaanayo Tayada Wax Soo Saarka ku Tagay Qaarkamida Warshadaha Dalka Iyo Wasiirka Oo fariin Digniina Udiray Warshado Gaara. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasaarada Warshadaha Oo kormeero Lagu Ogaanayo Tayada Wax Soo Saarka ku Tagay Qaarkamida Warshadaha Dalka Iyo Wasiirka Oo fariin Digniina Udiray Warshado Gaara.
October 8, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Saraakiil Ka Socoda Wasaarada Warshadaha Oo Kormeero Lagu Ogaanayo fayo dhowrka iyo Tayada Wax soosaar Ee Warshadaha  dalka kusoo maray Maanta.

warshadaha 3 warshadaha 2 warshadaha 4

Sidoo kale  Wasiirka  Wasaarada Warshadaha  Shucayb Maxamed muuse Ayaa  Digniin U Diray Warshado Si Sharcidarro Ah Dalka Looga Hirgaliyey.

warshadaha 1

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MASUULIYIINTA WASAARADA.

COMMENTS
LINKS