Washiton(WJN):- Hillary Clinton, musharaxa madaxtinimada Maraykanka ee Xisbiga Dumuqraadiga, ayaa soo dhawaysay, baadhista cusub ee FBI-du sheegtay inay Email-keedi gaarka ahaa ee wakhtigii ay wasiirka arrimaha dibada Maraykanka ahayd isticmaali jirtay iyo fariimaha cusub ee laga helay.
Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane