INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAA JUCUUN
Dhamaan masuuliyiinta shabakada wararka ee wajaalenews ,hawlwadeenada waxay halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid xaaskii wariye shiine cilmi kaahin marxuumad ayaan jaamac cumar oo galabta xaqii kuyimid xanuun kusoo boodayna u geeriyootay.
Geeridu waa Xaq, Wayse kala Xanuun badan tahay: Waxaan Tacsi Tiiraanyo leh Mar labaad udiraynaa Halkan uga Diraynaa Wariye Shiine Elmi Kaahin Geeridaa naxdinte leh ee ku timid Xaaskiisii (Marxuumadda Alle Ha U Naxariisto, qoyskii Qaraabadii, Asxaabteedii ILAAHAY Samir iyo imaan haka Siiyo….Aamin..Aamin…Aamin)
MARXUUMADA ILAAHAY alle ha naxariisto janatu fardawsa Haka waraabiyo
SIDOO KALE WAXAA TACSI TAA LAMIDA DIRAYA
GANACSADE MAXAMED XUSEEN NUUR (MAXAMED SOOBE)
SACAD XAAJI MAXAMUUD GADHLE
XAMSE XAAJI
XASAN CALI AADAN