|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO Muuqaalka Madal Kulmisay Madaxwayne Siilaanyo & Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Iyo Dareenada ka Dhashay,
September 17, 2016 - Written by Editor:Hargaysa(w,n) madaxwayne siilaanyo ayaa dareen farxadle ku qaabilay murashaxa xisbiga Ucid Aqoonyaha Jamaal Cali Xuseen oo ay maanta ku kulmeen xafladii furitaan dugsi boodhi oo laga hirgaliyay deegaanada hoos yimaada gobolka saaxil. Kulankan madaxwayne siilaanyo iyo Aqoonyahan jamaal cali xuseen ayaa ahaa mid ay ku dheehnay qalbi furnaan uu muujiyay siilaanyo taasi oo dareeno kala duwan ku abuurtay kooxaha ku hawlan burburka xisbiga ucid iyo dulaanka ay ku hayaan murashaxnimadiisa Sidoo kale qaarkamida shaqsiyaadka lagu eeedeeyo arimahan oo madasha ku sugnaa ayaa la sheegay in ay muujiyeen sas laga dareemay goobta , Related posts:Wasiirka Duulista iyo Hawada oo u Mahadceliyay Labadii Beelood ee ku diriray Deegaanka God Heeli Aji... Dadwyanaha Degmada Farawayne Oo Mudaharaad kala Hortagay Waftigii Madaxwaynaha Iyo Khasaaraha Ka Dha... War Deg Deg Ah Ciidamada qaran Somaliland Oo Fadhiisimo Hor Leh Ka Samaystay Deeganka Holhol Oo Ay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|