DAAWO; Badhasaab Gobolkii Loo Soo Magacaabay Iyo Dadkii Uu Xukumayay Xaqiray Si Cadna u Bayaamiyay in Aanay Gobol Jira Ahayn.
September 20, 2016 - Written by Editor:
DAAWO; Badhasaab Gobolkii Loo Soo Magacaabay Iyo Dadkii Uu Xukumayay Xaqiray Si Cadna u Bayaamiyay in Aanay Gobol Jira Ahayn.
Badhasaabka Gobolka gabiley Xamse Cadaw Yuurura ayaa si badheedha meel fagaare ah uga duray gobolnimada gabiley si cadna u sheegay in aanay ahayn gobol cidii qaadan waydana loogu dhaarto gudo iyo dibadba