|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Dega Madaxwayne Siilaanyo oo Taliyaha Ciidan Qaranka U Magacaabay GEN Nuux Taani Iyo masuuliyin kale oo Uu Magacaabis Iyo Xilka Qaadis Ku Sameeyay.
August 14, 2016 - Written by Editor:Hargaysa(wajaalenews) wararka gana soo gaadhaya qasriga madaxtooyada somaliland ismarkaana ah ilo xogogaala oo lagu kalsoon yahay ayaa noo xaqiijiyay in isku shaandhay uu madaxwayne siilaanyo caawa ku sameeyay golaha wasiirada iyo taliyayaasha ciidama kala duwan uu ku magacaabay masuuliyiin cusub halka uu xilalkii ka qaaday xubno wasiiro iyo taliyihii ciidanka qaranka gen ismaaciil shaqale kaasi oo uu u magacaabay taliyhii hore ee ciidamada qaranka gen nuux taani Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in xubno wasiiro ah ku sameeyay isku bedel Halka uu xilkii ka qaaday afhayeenkii madaxtooyada. Laso wararka kasoo kordha saacadaha soo socda Related posts:“Tahriibka Dhallinyarada Somaliland ma aha AAFO Qarane waa FADEEXAD Qaran oo u baahan tallaabooyin k... Isuduwaha Wasaarada Hawlaha Guud Ee Gobolka Gabiley Oo Joojiyay Iibka Dhul Dan Guud Ah Oo Ku Yaala D... Ciidanka Itoobiya Oo Hawl-gal Dhaawac Sababay Ka Fuliyay Buuhoodleh Iyo Xukuumada Somaliland Oo Ka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|