|
|||||
WAJAALE NEWS
Roob Dabaylo Iyo Dufaano Xoogan Watay Oo Ka Da’y Degmada Saylac.
August 20, 2016 - Written by Wariye:
Waxaana roobkan dabaylaha watay la sheegay inuu kasoo kacay dhanka waqooyi ee badda,isaga oona da’ayay wakhti ku siman saacad in leeg. Roobkan ayaa waxa uu gaystay inta la ogyahay khasaare hantiyeed oo gaadhay 30 guri kuwaasi oo isku jiray hanti dawladeed iyo kuwa shicib leeyihiin,wallow sida la sheegay uu roobkani ahaa mid wayn oo dabaylo wata haddana lama soo sheegin khasaare nafeed. Wajaalenews.net Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|