|
|||||
WAJAALE NEWS
Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Codsigii Shacabka Somaliland Ku Codsadeen Aqoonsiga Qaranimada Somaliland
August 24, 2016 - Written by Wariye:Hargeisa(WJN):-Safiirka qarramada Midoobay u fadhiya dalka Ingiriiska Mr. Matthew Rycroft, ayaa shaaca ka qaaday in Golaha Amaanku qoraal rasmi ah ka soo saari doono, jawaab ay ka bixinayaan codsi ay ku dalbanayeen aqoonsiga Somaliland. ayaa shalay galab wax ka weydiiyey sida uu u arko mowqifka bulshadda Somaliland ku dalbanayso aqoonsi dalkoodu helo, Mr. Matthew Rycroft, safiirka Ingiriiska u fadhiya QM.
Hargeisa Office Wajaalenews.net Wariye:Abdiqadir Habane Related posts:DAAWO; Sheekh Aadansiiro Iyo khudbadii Jimcaha “Ummaddu Waxay Jabtaa Marka Hoggaankeedu Uu been...” Madaxweyne Biixi Oo Golaha Wakiilada Dib Ugu Soo Celiyay Xeerka Furista Ururada Siyaasada+Sobobta! Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Munaasibad Sabootin ah Usameeyay Ardaydii Sanadkan Ka Baxday Jaamaca... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|