|
|||||
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameedka Beelaha Garxajis Oo Maanta Ku Dhawaaqay Goorta La Qabanayo Shirwaynaha Beelaha Garxajis+Wakhtiga Loo Qoondeeyey Inuu Qabsoomo Iyo Goobta Uu Ka Dhici Doono
August 7, 2016 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews) Madax-dhaqameedka beelaha garxajis ayaa maanta kulan ay iskugu yimaadeen hotel Ambassador ee magaalada hrgeysa waxay si wada jira ugu dhawaaqeen goorta la qabanayo shirwaynaha beelaha Garxajis. Waxaanay madax-dhaqameedkani ku dhawaaqeen in shirwaynuhu ka qabsoomayo magaalada hargeysa taariikhdu markay tahay 13-ka bishan ay ku guda jirno ee todobaadka soo socda. Waxaanay madax-dhaqameedku sheegeen inaanu shirkani ahayn mid wax u dhimaya qaranimada Somaliland balse ay beeluhu kaga tashanayaan aayahooda iyaga oo tilmaamay inay kasoo bixi doonaan shirwaynahan go’aamo iyo qodobo aan waxba u dhimayn horuamrka iyo amniga dalka. Related posts:Magaalada Tog Wajaale Ee Xarunta Ganacsiga Somaliland oo Laga Dayrinayo Nadaafad Xumo Ka Jirta Goo... 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐅𝐚𝐝𝐡𝐢 A𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐢 𝐚𝐡𝐞𝐲𝐧Iyo Nuxurka Qodobadda kazo... Masuuliyiin Ka Socda Wasaarada Biyaha iyo Xanaanada Xoolaha oo Kormeer Ku Tagay Ceelasha Biyaha Deeg... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|