|
|||||
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameedka Beelaha Garxajis Oo Maanta Ku Dhawaaqay Goorta La Qabanayo Shirwaynaha Beelaha Garxajis+Wakhtiga Loo Qoondeeyey Inuu Qabsoomo Iyo Goobta Uu Ka Dhici Doono
August 7, 2016 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews) Madax-dhaqameedka beelaha garxajis ayaa maanta kulan ay iskugu yimaadeen hotel Ambassador ee magaalada hrgeysa waxay si wada jira ugu dhawaaqeen goorta la qabanayo shirwaynaha beelaha Garxajis. Waxaanay madax-dhaqameedkani ku dhawaaqeen in shirwaynuhu ka qabsoomayo magaalada hargeysa taariikhdu markay tahay 13-ka bishan ay ku guda jirno ee todobaadka soo socda. Waxaanay madax-dhaqameedku sheegeen inaanu shirkani ahayn mid wax u dhimaya qaranimada Somaliland balse ay beeluhu kaga tashanayaan aayahooda iyaga oo tilmaamay inay kasoo bixi doonaan shirwaynahan go’aamo iyo qodobo aan waxba u dhimayn horuamrka iyo amniga dalka. Related posts:Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Tamarta Cad Ceeda Laga Dhaliyo Oo Loogu Talo Galay Ceela... Gudida Joogtada Ee Golaha Guurtida Oo Kulan La Qaatay Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa Iyo Su,aa... Dawladda Maraykanka Oo Ogolaatay In Safaarada Somaliland Kasoo Guurto Virginia Oo Soo Degto Washingt... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|