|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO: Xisbiga Wadani Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah U Qabtay Siyaasiyiin, Odayaal kasoo Diga Rogtay Xisbiga Kulmiye Iyo Weedhihii Masuuliyiinta Ka Hadlay Madasha.
August 4, 2016 - Written by Wariye:Hargeisa(WJN):-xisbiga mucaaridka aha ee wadani ayaa maanta si diiran u soo dhaweeyay xubno ka soo digo rogtay kulmiye oo si rasmi ah ugu soo biiray xisbiga mucaaridka ah ee wadani. Tageerayaashani Waxa ay shegeen in ay ku soo biireen xisbiga Wadani Isla Markaana ay ka soo digo rogteen Xisbi xaakimka Kulmiye Iyago Xisbiga Waddani Ku Sifeeyay Xisbi Cadaalad iyo Horumar ku hanaan kara Guud ahaan Dalka Jamuuriyada Somaliland. Halkan ka daawo
Hargeisa Office Wajaalenews.net Wariye:Abdiqadir Habane Related posts:Madaxdhaqameedka Gobolada Saaxil Iyo Togdheer Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Kazoo Cusboonaatay Deegaanka Cal... Qudbadii Madaxwayne Siilaanyo Ee Maanta , Qoonsigii Muuse Biixi & Dhoola Cadayntii Maxamuud Xaashi. ... Dawlada Taiwan Oo Deeq Waxbarasho Siinaysa Ardayda Reer Somaliland Iyo Fariinta Wasaarada Waxbarasha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|