|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaan Iid Saleebaan Oo Luuqadii Ugu Adkayd kula Hadlay Wasiirka Madaxtooyada Sheegayna In Aanay Cidna Waydiisanayn Qabsoomida Shirka Beesha Ciise Muuse
August 1, 2016 - Written by Editor:“Somaliland Anigaa Dhisay Waadigii Ciidanka Qoriga ka furan jiray Ee u Bixiyay Milyan Deg Saaran Ma Adigaa Somaliland Maanta Iga Ilaalinaya”, Xildhibaan Iid. HARGAYSA(Wajaalenews) Xildhibaan iid saleebaan oo kamida xildhibaanada golaha deegaanka ee magaalada berbera ayaa mar uu maanta magaalada hargaysa shir jaraa,id ku qabtay wuxu kaga hadlay arimo dhawr kuwaasi oo kala shirka beesha ciise muuse iyo qabsoomidiisa sidoo kale wuxu bedka soo dhigay wasiir maxamuud xaashi iyo sidii uga soo horjeeday dhismaha qaranimada somaliland taasi oo xiligaa logu bixiyay CUSAAMA.
Related posts:DAAWO; Documentry Laga Diyaariyay 26 June 1960- Siday Ku Timid Xornimadu Wax Ka Ogow Taariikhda Ku ... DAAWO; Mareeyaha Shirkada Gaafane Power Oo Wasiirka Macdanta &Tamarta Ku Eedeeyay In Aanu Shirkadaha... Maxkamada gobolka Togdheer ayaa xukuno kala Duwan ku Riday 4 nin oo foojari gareeyey documentska was... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|