DAAWO: Lacagta La kala Siistay Ciyaaryahan Pogba Maxay Kaloo goyn Lahayd? (XOGTA DAHSOON) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Lacagta La kala Siistay Ciyaaryahan Pogba Maxay Kaloo goyn Lahayd? (XOGTA DAHSOON)
August 15, 2016 - Written by Editor:

Ciyaaryahanka dalka faransiiska ee Khadka dhexe uga ciyaara kooxdamanchester United ee dalka ingiriiska waxa uu sanadkii 1993 xiligana waa ciyaaryahanka ugu qaalisan caalamka ee qiimihii u badnaa la kala siistay waxana aan barnaamijkan idiinku soo gudbinaynaa wayaabaha qaaliga ah ee ay goyn lahayd lacagta la kala siistay Ciyaaryahanka oo dhan 120 malyuun oo lacagta Euro-da  ah.

 

https://youtu.be/USAip5APi1A

COMMENTS
LINKS