|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Oo Ka Warbixiyay Ujeedada Safar Ay Ku Tageen Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya.
July 31, 2016 - Written by Wariye:Hargeysa(WJN):-Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa ka warbixiyay ujeedada safar ay ku tageen magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana uu wasiirku ka jawaabay hadal kaso yeeshay qunsulka u fadhiya turkiga dalka somaliya. Halkan hka daawo muuqaalka warkaasi oo faahfaahsan.
https://youtu.be/-IaUUKMYcBk
Hargeisa Office Wajaalenews.net Wariye:Abdiqadir Habane Related posts:Daawo-Waftigii uu Hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Jsl Oo Maanta Dalka Kusoo Laabtay Kana Waram... Xildhibaan Guruuje Oo Ka Hadlay Xaalada Abaareed Ee alka Iyo Sida Gudida Abaaruhu ubaal martay Bulsh... Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Dugsi Sare Ka Dhagax Dhigtay Degmada Farawayne Ee Gobolka Maroodi Jeex... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|