|
|||||
WAJAALE NEWS
Turkiga Oo Shaqada Ka Joojiyay 15,200 Oo Macalimiin Iskuulada Iyo Jaamacadaha.
July 20, 2016 - Written by Wariye:
Wasaarada waxbarashada ee Turkiga, ayaa ku eedeysay inay xiriir la lahaayeen Fathullah Gulen oo saldhigiisu yahay Maraykanka, oo ay dowladda Turkiga ku eedeynayso inuu ka danbeeyay afgambigii milatariga ee guuldaraystay. Mr Gulen ayaa beeniyay inuu ku lug lahaa. Ra’iisalwasaaraha Turkiga Binali Yildirim ayaa balanqaaday inuu talaabo ka qaadi doono taageerayaasha Gulen. “Xididada ayaaan ka jari doonaa si uusan urur argagixiso uusan u qiyaamayn dadkeena mar kale” ayuu Mr Yilddirim u sheegay Reuters
Related posts:Daawo War-Dega Dega:Maamulka Degmada Togwajaale Iyo Kan Gobolka Oo Si Wada Jir ah Uga Hadlay Ciidank... Dhakhtarkii Shaaciyay Cudurka Coronovirus Ee Dalka China Oo Geeriyooday Xili Uu Bukaanada Dawaynayay... Daawo: Musharaxa Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Dilalka Dalka Kusii Kordhaya Iyo Maxbuus Uu Saaka Nin Ask... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|