|
|||||
WAJAALE NEWS
Jamaal Cali Xuseen Oo Wariye Muniir Axmed Cigaal La Socday Markii La Xidhayay Oo Ka Waramay Qaabka Ay Wax U Dhaceen
July 19, 2016 - Written by Editor:Hargaysa(wajalews)-Murashaxa Madaxwayne ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ka warbixiyey qaabkii iyo sidii loo xidhay Muniir Axmed Cigaal oo ah Murashax Golaha Wakiilada ee gobolka Saaxil,sidoo kalena ah Guddoomiyaha Warbaahinta Somalilandtoday Media Group.
“Maanta anagoo marayna Hotel Maansoor oo aanu qado ku lahayn ayay na joojiyeen ciidamada boolisku, dabadeed waxay amreen inuu Muniir soo dego markii aan ku idhi hadaad xidhaysaan waaran sharci ma u sidataan waxay yidhaahdeen mayee amar wasiir baanu haysanaa amarna wasiirna waxba laguma xidho, anigoo Murashax Madaxwayne ah la iguma ixtiraamine xoog baa lagu kexeeyey, aniga ayaa idiin keenaya ayaan ku idhi way diideen oo iimay qiimeen markaa wallahi ninkaas si milgaha baal marsan ayaa loo xidhay intay isku jebiyeen ayay gaadhiga xoog ku galiyeen, markaa dadkii haldoorka ahaa ee dadka ku jiray haddii sidaas loola dhaqmo miyaanay mid subxaanale ahayn”
Related posts:Aragtidii Maxamed Siyaad Barre Iyo Doorashada Barlamaanka Somaliland Ee Muqdisho? Adam Muse Jibril. DAAWO:Xildhibaan Cabdiqaadir Tukaale Oo Isbarbardhig Ku Sameeyay Waxqabadkii Xukumadii Cigaal & Tan ... Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo Guul Taariikhi ah ku tilmaamay Booqashada Buhoo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|