|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Sucuudiga Oo Shaacisay in Maalinta Iidu Fidrigu Ku Beegan Tahay Salaasada
July 4, 2016 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews)July.4,2016-Dawlada sucuudi Arabiya ayaa ku dhawaaqday in in maalinta salaasada oo bshu ku beegan tahay 5 bishan aynu ku guda jirno la iidi doono iyada oo bisha barakaysan ee Ramadan ay ku dhamaan doonto 29. Qoraal kasoo baxay maxkamada sare ee dalka sucuudi Arabiya ayaa ugu baaqday muslimiinta sucuudiga inay raadiyaan bisha shawaal isla markaan qofkii arkaa uu lasoo socodsiiyo maxkmada markaas ugu dhaw si looga qoro aragtiis bisha. Waxaan qoraalkan lagu daabacay shabakada saudigazette.com. qoraalkan oo farta inglishta ku qorana ayaanu u soo turjunay afsomali. Related posts:Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Guddoomiye-Yaasha Xisbiyada UCID Iyo WADDAN... Wax-garadka,Cuqaasha iyo Odayaasha Deegaanka MASALAHA Oo Si Adag Uga Hadlay Dhulka Lagu Muran San Ya... DAAWO;-Musharixiinta Golaha Wakiilada Maxamed Cismaan Iyo Deegaanka Gabiley Eng Maxamed Dayib Oo Cud... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|