|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Fadaraalka Itoobiya Oo Saraakiil Sar Sare Usoo Dirtay Degaankii Dadka Lagu Laayay Ee Jaamac Dubad+ Iyo Badhitaan Xoogle Oo Ka Bilaabmay.
July 7, 2016 - Written by Wariye:hargeysa(WJN):-warar deg deg ah oo naga soo gaadhaya degmada gaashaamo soona gaadhaya xafiiska warqabadka shabakada Wararka Ee Wajaalenews.net ayaa sheegaya in dawlada fadaraalka itobiya ay saraakiil sar sare oo katirsan ciidamada fadaraalka usoo dirtay deegaankii dhawaan aydadka badan lagu laayay Hargeisa Office COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|