|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO: “Xukuumadda Waxaanu Leenahay Derajooyinka Ciidanka Ka Daaya Qabyaaladda..” Sheekh Aadan-Siiro
July 1, 2016 - Written by Editor:Hargeysa (Wajaalenews) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Zakaatul-fidriga, Maaddaama oo lagu jiro Gabogabada Bisha Barakaysan ee Ramadaan. Sheekhu waxa kale oo uu khudbaddiisa kaga hadlay oo uu soo bandhigay mar kale qorshayaal wax loogu qaban karo Dadka Reer Somaliland ee Danyarta ah, isagoo sidoo kalena ka hadlay Nidaam cusub oo uu sheegay in Xukuumaddu u bixiso derajooyinka Ciidammada qalabka sida, kaasi oo uu ku tilmaamay inuu khatar ku yahay midnimada iyo wada jirka Ciidammada. Related posts:WAR SAXAFADEED;Beesha Caalamku Oo ka walaacsan Cawaaqib Xumada AY Somaliland Ka Abuuri Karo, Go’aan... “Somaliland Iyo Somaliya Waxa Dhextaagan Arin Siyaasadeed, Oo Salka Ku Haysa Boogihii, Kumana Xalism... Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Digniin Culus Udiray Dadka Caadaystay In Ay Rashka Ku Qarxiyaan Goo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|