DAAWO; Gudoomiyaha Wargayska Somalilandtoday oo Dib u Helay Xoriyadiisii kana Hadlay Cida ka Danbaysay Xadhigiisii+fariinta Uu Udiray Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Wargayska Somalilandtoday oo Dib u Helay Xoriyadiisii kana Hadlay Cida ka Danbaysay Xadhigiisii+fariinta Uu Udiray Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye.
July 21, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Guddoomiyaha Wargeyska iyo Shabakadda Somalilandtoday Mud. Muniir Axmed Cigaal ayaa ka hadlay cida ka dambaysay xadhigii sharci darada ahaa ee lagu kacay waxaanu fariin u diray guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Mud. Muuse Biixi Cabdi.

COMMENTS
LINKS