|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Oo Si Qafaalasho ah Xabsiga Ugu Taxaabtay Guddoomiyihii Xisbiga UCID Ee Gobolka Saaxil.
June 25, 2016 - Written by Editor:Hargaysa(Wajaalenews ) Xukuumadda Somaliland ayaa Xabsiga u taxaabtay Guddoomiyihii Xisbiga UCID ee gobolka Saaxil Marwa Rooda Axmed Yaasin. Xadhiga Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Gobolka Saxil Rooda Axmed Yaasin ayaa loo qabtay hab ka baxsan sharciga iyadoo jidka loo galay xili ay ka soo socota Magaalada Berbera kuna soo jeeda Magaalada Hargaysa, waxaana wehelinaayay laba wiil oo dhalinyaro ah. Ciidamadda ammaanka iyo Xukuumadda ayaan midna faah faahin ka bixin xadhiga Rooda Axmed Yaasin. Related posts:Gudoomiyaha Jamacada Alpha Oo Qalab Ciyaareed Gudoonsiiyay Dhalinayarada Degmada Arabsiyo'. Daawo Sa... Daawo:Warbixin Laga Diyaariyay Xaalada Dhabta ah ee ay Ku Sugan Yihiin Baalashlayaasha Magaalada Ha... Madaxwaynaha Jsl Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Marxuum Saalim Cubeyd Saalim Oo Ku Geeriyooday Magaalad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|