|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Oo Si Qafaalasho ah Xabsiga Ugu Taxaabtay Guddoomiyihii Xisbiga UCID Ee Gobolka Saaxil.
June 25, 2016 - Written by Editor:Hargaysa(Wajaalenews ) Xukuumadda Somaliland ayaa Xabsiga u taxaabtay Guddoomiyihii Xisbiga UCID ee gobolka Saaxil Marwa Rooda Axmed Yaasin. Xadhiga Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Gobolka Saxil Rooda Axmed Yaasin ayaa loo qabtay hab ka baxsan sharciga iyadoo jidka loo galay xili ay ka soo socota Magaalada Berbera kuna soo jeeda Magaalada Hargaysa, waxaana wehelinaayay laba wiil oo dhalinyaro ah. Ciidamadda ammaanka iyo Xukuumadda ayaan midna faah faahin ka bixin xadhiga Rooda Axmed Yaasin. Related posts:Daawo:Abaartii Oo U Guurtay Dhinaca Gobolada Galbeedka Somaliland Iyo Dadkii Ka Barakacay Gobolada B... Hoggaanka Xisbiga WADDAN Oo Qaabiley Qaybo ka mid ah Haldoorka Dhallinyarada, Haweenka iyo Siyaasiyi... Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Ayaa Magaaladda Caynaba Kula Wareegtay 450 Guri Oo Lo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|