|
|||||
WAJAALE NEWS
Wax Ka Baro Wadanada Ugu Soonka Dheer Aduunka Iyo Saacadaha ay Soomaan Saa,imiinta Ku Nool Wadanadaasi
June 11, 2016 - Written by Editor:Hargeysa (Wajaalenews):- Waxaa maanta maalintii lixaad galay soonka Bisha barakeysan ee Ramadaan oo umadaha Islaamka ee caalamka ku nool ay wada sooman yihiin. Hadaba waxaan qoraalkan idinkugu soo gudbineynaa tobanka wadan ee caalamka ugu saacadaha dheer soonka, waxayna kala yihiin sidan:- 1-Maraykanka: 16 saac & 22 daqiiqo 2-France: 18 saac & shan daqiiqo 3-Belgium: 18 saac & 31 daqiiqo 4-Britain: 18 saac & 44 daqiiqo 5-Canada: 19 saac & 15 daqiiqo 6-Sweden: 20 saac & 3 daqiiqo 7-Norwey: 20 saac & 7 daqiiqo 8-Germany: 20 saac & 11 daqiiqo 9-Russia: 20 saac & 23 daqiiqo 10-Iceland: 21 saac & 3 daqiiqadood. Inta badan wadamadan ayaa waxaa ku nool Soomaali qurbajoog ah iyo muslimiin kale oo fara badan, waxaana bishii Shacbaan soo gaadhay gudaha dalka Soomaali badan oo ka timid wadamadan qaarkood iyagoo ka cararaya saacadaha dhaadheer ee soonka, waxayna dadkaas dib u laabtaan marka ay dhamaato bisha Ramadaan. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|