WAJAALE NEWS

Maxaa sobob u ah in Dadwaynaha kudhaqan waqooyiga iyo Galbeedka Magaalada hargaysa In ay Qaadacaan Diwangalinta oo ay Maanta Haawanayso Eng c/rahman Da,ud Ahmed 4476576

Waraysi khadka telefoonka lagu waydiiyay  gudoomiyaha malafahmay

Gudoomiye waxaanu kuwaydiin lahayn maadaama aad tahay  siyaasi madax banan oo inta badan kahadla danta qaranka iyo dhaliilaha maamul ee jira manta  waxad katirsantahay dadwaynaha dagan koodbuur maxaa sobob u ah in dadka galbeedka iyo woqooyiga  hargaysa ay diideen diwan galin?

Horta  anigu qofban ahay laakiin dadka waxan ka odhan karaa hadalada ay isla dhexmarayaan marka ay iswarsanayaay  oo udhigan  sedexdan qodob  ee hoos ku xusan

(1)   Faragalintii suldaan xasan  oo ay dadka qaar ay ka kacsanyihiin

(2)  Fara galin kaybalkii oo ladulkeenay kukale  oo dadka qaarkood kakacsanyihiin

(3)  Xadhiga salaadiin lagu xukumay madheera

(4)  Qolada  wacyigalinta  oo aad uliita oon kasoobixin kaalintoodii

(5)  Kaalintii siyaasiinta oo iyana meesha kamaqan oon la arag iyaga oo wax abaabulaya

(6)  Kaalintii hogaamiye dhaqameedka oo haawanaysa oo badi  kamaqan kaalitoodii

Mala odhankaraa  gudoomiye dadku waxay diidanyihiin muuse biixi? Maya  muuse wuxu usharaxan yahay dalka  ee uma sharaxna koodbuur iyo juun ee wuxu kala midyahay murshixiinta kale doorashaduna waa heer qaran

Waase laga rabaa murashax kasta  in uu kaqaato kaalin mugleh marhaduu rabo in uu issharaxo

Qalinkii Mala Fahmay

Tell:4476576

Exit mobile version