|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxaa sobob u ah in Dadwaynaha kudhaqan waqooyiga iyo Galbeedka Magaalada hargaysa In ay Qaadacaan Diwangalinta oo ay Maanta Haawanayso Eng c/rahman Da,ud Ahmed 4476576
May 7, 2016 - Written by Editor:Waraysi khadka telefoonka lagu waydiiyay gudoomiyaha malafahmay Gudoomiye waxaanu kuwaydiin lahayn maadaama aad tahay siyaasi madax banan oo inta badan kahadla danta qaranka iyo dhaliilaha maamul ee jira manta waxad katirsantahay dadwaynaha dagan koodbuur maxaa sobob u ah in dadka galbeedka iyo woqooyiga hargaysa ay diideen diwan galin? Horta anigu qofban ahay laakiin dadka waxan ka odhan karaa hadalada ay isla dhexmarayaan marka ay iswarsanayaay oo udhigan sedexdan qodob ee hoos ku xusan (1) Faragalintii suldaan xasan oo ay dadka qaar ay ka kacsanyihiin (2) Fara galin kaybalkii oo ladulkeenay kukale oo dadka qaarkood kakacsanyihiin (3) Xadhiga salaadiin lagu xukumay madheera (4) Qolada wacyigalinta oo aad uliita oon kasoobixin kaalintoodii (5) Kaalintii siyaasiinta oo iyana meesha kamaqan oon la arag iyaga oo wax abaabulaya (6) Kaalintii hogaamiye dhaqameedka oo haawanaysa oo badi kamaqan kaalitoodii Mala odhankaraa gudoomiye dadku waxay diidanyihiin muuse biixi? Maya muuse wuxu usharaxan yahay dalka ee uma sharaxna koodbuur iyo juun ee wuxu kala midyahay murshixiinta kale doorashaduna waa heer qaran Waase laga rabaa murashax kasta in uu kaqaato kaalin mugleh marhaduu rabo in uu issharaxo Qalinkii Mala Fahmay Tell:4476576 Related posts:Sayliciyoow Odayadan Aad Dabada Ka Soo Riixaysaa Waa Dhuumasho Dhabarku Ku Muuqdo....Barkhad Jibriil... XISBIGA KULMIYE: Kadeed, Kacdoono Xidhiidhsanaa iyo Kacaa-kuf Joogto ah kadib? Qalinka: Mustafe Sule... Baaq ku socda maayirka Hargeisa Oo ka Dhan ah Suuqa Ganacsiga ee inji Oo Ay Soo Foodsaartay xaalad n... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|