Madaxweynaha Somaliland Oo Maalinta Bari ah U Baqooli Doona Dalalka Jabouti Iyo Emaaraatka Carabta Iyo Raxan Wasiiro ah Oo Ku Wehelinaya Safarka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Somaliland Oo Maalinta Bari ah U Baqooli Doona Dalalka Jabouti Iyo Emaaraatka Carabta Iyo Raxan Wasiiro ah Oo Ku Wehelinaya Safarka
May 6, 2016 - Written by Editor:

Hargaysa(wajaalenews)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silanyo ayaa maalinta bari ah safar ugu bixi doona wadamada Jamhuuriyada Jabouti isaga oo u sii gudbi doona wadanka Emaraatka Carabta,Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay aqalka looga arimiyo dalka oo u dhignaa sidanuy

 

 

Taariikh: -06/05/2016

COMMENTS
LINKS