KOR U KACA CUDURKA HIV/AIDESKA IYO KAWARMOOGIDA BULSHADA. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
KOR U KACA CUDURKA HIV/AIDESKA IYO KAWARMOOGIDA BULSHADA.
May 15, 2016 - Written by Editor:

Anigoo ka mid ah hawlwadeenada caafimaad ah DHAHKAATIIRTA ka hawlgasha goobaha lagu daweeyo HIV, hadaba bal muxuu yahay cudurka HiV AIDES,waa xanuun Virus kaa soo ku dhaca qaybaha dheega cad siiba qaybta gurmadka xanuunda jidhka soo gala dufaaca,kaa soo burburiya unugyada dhiiga cad isla markaana halkii ay ka soo saari lahaayeen unugyadu dufaaca dhiiga cad wuxuu amar ku siinayaa inay  soo saaraan malintii malaayiin VIRUS HIV,ma aha xanuunkani mid la kala hida raaco ee xanuun qofko qaado oo dibada kaga yimaada dadka hadaba   Waxaan bulshada ku baraaarujinayaa in hordada kakacaan Sabtoo ah waxaa dalkeena aad oo kor u sii kacaya cudurka HIVig kaa soo kor u sii kacaya maalinba maalinta ka danbaysa  isagoo ka soo gudbaya dalka gudihiisa iyo daafaha DIBADABA,  sidaa darteed waa in aan hordada kakacnaa,cudurkani malaha daawo laakiin wuxuu leeyahay ka hortag, hadaba waxka baro sida   looga hortagi karo  bulshada dhexdeeda [1] ka saahid galmo xaaraana  inta aanad  guursan waan in aad is  iska baadh xaaskaaga mustaqbalka 2 dumaash / xigsiisanka 3 kadhawrso sino /galmo xaaraana haku halaagsamin shan minute oo aad  raaxaysato noloshaada oo dhan

Siyaabaha aan loo kala qaadin cudurka HIVAIDESKA waxaa kamid ah

dr ahmed 2(1)

1 qofaca,taabashada, ama salaanta.

2 cuntada, hurdada,

3  dhunkashada,kuraasta lawada fadhiisto.

4 weelka oo lawada isticmaalo ama guriga  oo la wada galo,

Digniin  fadlan hatakoorin qofka la nool cudurka Hiv/Aideska

Waayo waxaa laga yaabaa in uu ku qaaday sifa aan sino ahayn

Sida qalabka kala duwan qofqaba Hiv oo guursada waxaana suurta gala in uu ku soo galo daadku. Markaa yaan la takoorin  dadka lanool viruska Hiv.la soco qabaha danbe.

Dr Ahmed muse-

ALLAHMAHADLEH

 

 

 

COMMENTS
LINKS