|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe Oo Heshiiskii Xukuumada Somaliland la Gashay Shirkada Dubai Port Ku Tilmaamay Mid Taariikhiya, kana Difaacay Eedaymo Ay Usoo Jeediyeen Xubno Kamida Xisbiga Wadani.
May 12, 2016 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews) Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe oo kamida Mudanayaasha Golaha wakiilada kana tirsan Xisbi xaakimka kulmiye ayaa si wayn usoo dhaweeyay Heshiiskii ay xukuumada Somaliland ay dalka emaraatka kula gashay shirkada dubai port oo maalgashi balaadhan ku samaynaysa dekeda berbera iyo mashaariic kale oo dalka laga fulin doono, sidoo kale xildhibaan ibraahim ayaa xukuumada ka difaacay eedo ay usoo jeediyeen qaarkamida asxaabta mucaaridka, Related posts:“Kuwa Xoolaha Wax U Haysta Ee Dollarka Ku Siisanaya Iyagoo Aan Bini'aadminimada Eegaynin Ayey Hoga-T... DAAWO; Taliyaha Ciidanka Bilayska Oo Sheegay In Gacanta Lagu Soo Dhigay 3 kamid ahaa Dablaydii loo... DAAWO ; Dawlada Federalka Etiopia Oo ka Hadlay Dagaal Markale ka Dhex Qarxay Qoomiyadaha Oramada Iy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|