|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:Ugaas cabdirisaaq Oo Dawlada Djibouti Ku Edeeyay Inay Khatar Ku Tahay Somaliland Sheegayna Inay Cadow Ku Tahay Qaranimada Somaliland.
May 22, 2016 - Written by Wariye:
ugaaska oo u waramay shabakda caalamiga ah ee wajaalenews ayaa sharaxaad ka bixiyay kuna dheeaday waxyeelada ay jamuuriyada jabouti ku hayso dawlada somaliland “xukuumada jamuriyada jabouti ayaa ku hawlan sidii ay faragalin siyaasadeed uga gaysan lahayd gudaha somaliland sidoo kalena mar walba ku hawlan necbaan shaha xukuumada somaliland hadii ay tahay nid dhaqaale mid siyaasadeed iyo waliba ictifaafka somaliland”
abdiqadir habane shabakada wararka ee wajaalenews wararka magaalada hargeisa Related posts:DAAWO;-Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Qado Sharaf Usameeyay Wafti Ka Socday DDIS Iyo Arimaha Ay ka W... Daawo: Gudoomiyayaasha Olalaha Heer Qaran Iyo Heer Gobol Ee Xisbiga Wadani Oo Fariin Culus U Diray K... Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Sheegay In Doorashada Golaha Wakiiladu Xiligeedii Qabsoomayso COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|