DAAWO:Suldaan Mawliid (Sabayso)oo Xaalka Kasiiyay Reer Berebera Hadalo Deel Qaafa Oo Uu Hore Ugu Weeraray Gudoomiye Muuse Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO:Suldaan Mawliid (Sabayso)oo Xaalka Kasiiyay Reer Berebera Hadalo Deel Qaafa Oo Uu Hore Ugu Weeraray Gudoomiye Muuse Biixi.
May 28, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Suldaan Mawliid Ibraahim Cali “Sabayso” oo kamida Madaxdhaqameedka somaliland Gaar ahaan salaadiyiinta beesha sacad muuse ayaa isagoo ka hadlaya xafladii xaleemo saarka caaqilka kamida caaqilada gobolka saaxil  bedka soo dhigay halka laga raacay xadhigoodii

sidoo kale Suldaan Mawliid “Sabayso” ayaa xaalka kasii shacabka gobolka saaxil gaar ahaan reer barbera hadalo deel qaafa oo uu hore ugu weeraray berbera murashaxa xisbiga kulmiye oo reer berbera ku sheegay in ay yihiin kuwo dadka kabaha ka xada,

COMMENTS
LINKS