DAAWO; Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo ka Hadlay Arimo Xasaasiya”Sheegayna In Ay Codowga Jabuuti Daba Kawadaan Kuwii Shalayto Saldanada faro Galinta Ku Hayay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo ka Hadlay Arimo Xasaasiya”Sheegayna In Ay Codowga Jabuuti Daba Kawadaan Kuwii Shalayto Saldanada faro Galinta Ku Hayay.
May 21, 2016 - Written by Editor:

“Waxa jira Arimo La Walhinaayo Oo Uu Wado Nin Dibad joog Ah  oonan Magacaabaynin, baayac mushtarina ah oo Cadaw  ku  ah jabuuti  Halkana Lagusoo Dhextuuraayo in ay Labada Shacbi  Iskugu Dhacaan, adeer Lanagu Soo Dhextuuri Maayo baanu Leeyahay,isaga iyo cida lawada, in jabuuti iyo somaliland coloobaan.oo ay kamid yihiin xataa ragii barigii dhawayto  aduunka wax walba way dhacaane saldanada subeer awal fara faraynayay.baa hadana xagan kale faltigeeda aynu  ka dareemaynaa wax ugu jiro garan maynee!!!.SULDAAN XASAN

 

“Shacbiga Jabuti iyo  somaliland waa walaalo cid isku diri kartaa majirto cid dhex gali kartaana majirto cid maanta halkan somaliland dhexdeeda colaad uga samayn kartaana majirto  inta aanu nool nahay”,SULDAAN XASAN

HARGAYSA(Wajaalenews) Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Oo maanta  shir jaraa,id ku qabtay magaalada hargaysa ayaa ka hadlaya arimo xasaasiya oo ku saabsan maalgalintadekeda berbera, gancsade la sheegay in uu cadow ku yahay dalka jabuuti oo ay mudooyinkii udanbeey ay wadaan sidii uu dalka u iman lahaa xubno kamida xisbiga kulmiye.

Sidoo kale suldaanka guud eebeelaha subeer awal ayaa raaligalin ka bixiyay weedho deelqaafa oo lagu ganay dalka jabuuti.

 

https://youtu.be/FktZmY1BKy8

 

 

COMMENTS
LINKS