|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg deg ah: Iska Hor Imaad Ay Shan Qof Ku Dhaawacmeen Oo Ka Dhacay Banka Qool-Caday
April 23, 2016 - Written by Editor:Hargaysa (W.N): Iska horimaad ayaa ka dhex dhacay dadka deegaanka qoolcaday ee degmada Salaxlay iyo ciidamada booliska Somaliland Iska hor imaadkan ayaa ka dhashay kadib markii wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ay maanta geeyeen deegaankaasi Riig biyood. Iska horimaadkan dadka deegaanku ay kala horyimaadeen Ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxaa ka dhashay khasaare dhaawac ah , iyada oo ay dhaawacmeen dad tiradoodu tahay shan qof kuwaas oo ka soo kala jeeda labada dhinac ee iska horimaadku dhex maray, waxaana dhaawaca loo qaaday cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa halkaas oo lagu daawaynayo. Xukuumada Somaliland ayaa mudooyinkii u dambeeyay waday mashruuc ay ku xidhayso banka qoolcaday,waxaana mashruucan ka hadlay todobaadkii u dambeeyay qaar ka mida siyaasiyiinta ka soo jeeda deenka qoolcaday. iyo dadweynaha degan deegaankaaasi oo cabasho ka muujiyay Related posts:DAAWO: Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Wariye Cawke Iyo Taariikhdiisi Cali Qoryooley oo Sheegay In Madaxweyne Muuse Biixi Ku Gacan Saydhay Siyaasiyiin Ay Isku Beel Yihiin... Bulshada Reer Gabiley Maxay Ku Xasuusan Doontaa Xilldhibaanada Golaha Deegaanka Iyo Hogaaminta Maaya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|