Raxmaadka Eebe Oo Hada Ka Da,aya Caasimada Hargaisa Iyo Dadweynaha Oo Ku Diirsaday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Raxmaadka Eebe Oo Hada Ka Da,aya Caasimada Hargaisa Iyo Dadweynaha Oo Ku Diirsaday
April 4, 2016 - Written by Editor:

Hargaisa(Wajaalenews)Raxmaad Eebe ayaa saacadihii u danbeeyay ka da,ayay caasimada Hargaisa ee Somaliland waxa buuxa cirka oo ay buux dhaafiyeen daruuraha oo u eeg dhool.

Dadweynaha ku dhaqan caasimada Hargaisa ayaa si wayn ugu diir saday curashada roobka guga ee raxmaadka oo maalmahan u danbeeyayba ka curtay gobolada Somaliland.

Raxmaad ka eebe ayay dadku si wayn u sugayeen iyada oo maalmihii u danbeeyay laga tukaday guud ahaan Somaliland salaada roob doonta iyada oo ay jirtay abaar aad u ba,an oo aafaysay Somaliland ayaa la filayaa in Eebe ka jabiyo abaartan oo hor dhac u yahay curashada roobabkan guga12966145_571644422999192_1841209483_n12920866_571643802999254_753477374_n

COMMENTS
LINKS