|
|||||
WAJAALE NEWS
Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhashay Shil Gaadhi Oo Saaka Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargaysa
April 27, 2016 - Written by Editor:Waxa Maanta Shil Gaadhi Oo Naxdin leh Ka Dhacay Kaantaroolka bari ee magaalada Hargaisa halkaas oo ay ku nafwaayeen 5 ruux,halka ay ku dhawacmeen tira kalena ,shilkan ayay sobobeen ka dib markii ay isku dhaceen laba gaadhi. Dhinaca kale madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxmauud Silaanyo ayaa tacsi u diray ehelada dadkii ay ka geeriyoodeen shantan ruux ee ku nafwaayay, isaga oo madaxweynuhu ilaahay uga baryay in janadii fardawasa ilaahay ka waraabiyo shilkan sida ay tibaaxayaan qoraal kooban oo ka soo baxay xafiiska madaxtooyada oo uu ku saxeexnaa afhayeenka madaxtooyada C/raxmaan Sh. Cilmi Faahiye (shamax)
Related posts:Muj-Cali Guray Oo Dhaliilihii Ugu Cuslaa Usoo Jeediyay Wasiir Cali Waran-Cadde Madaxwayne Siilaanyo... Daawo Hal-Abuurka Da'da Yar C/qani Maxamed Xuseen (Mandela) Oo Soo Bandhigay Maanso Cusub Oo La Mag... “Gudoomiye Beeshan Ama Bulshadan Cod Looguma Tii Tii Dhawdo, Furihii Gabileyna..Siyaasi Abiib Diiriy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|