|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Guddomiye CIRRO Oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arimaha Dibadda Ee KENYA + Qodobadda ay ka Wada Hadleen
April 14, 2016 - Written by Editor:Hargeysa (Wajaalenews) Gudomiyaha aqalka Barlamaanka ahna Gudomiyaha Xisbulmucaaridka WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulaahi CIRRO Oo mudooyinki udambeeyayba safaro ku gaala bixinayay Wadamo ka tirsan bariga Africa ayaa magaalada Nayroobi ee Dalkaasi KENYA Kula kulmay Wasiirka Arimaha Dibadda KENYA Marwo Amina. Kulankan dhex maray Wasiirul khaarajiga KENYA iyo Gudomiye CIRRO ayaa la sheegay in uu daaranaa Sidii dawlada dalkaasi doorkeeda uga ciyaari lahayd Ictiraaf buuxa oo Somaliland ka hesho Caalamka. Related posts:DAAWO; Fanaanada Nimco Yaasiin Oo Shiday Showgii Reer Minesota Iyo Heesaha Xulka Ee ay Soo Bandhigt... Madaxwayne Siilanyo Oo Wasiirka Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Iyo Tiknolojiyada U Magacaabay Wasii... Shirkada Dahabshiil Oo Lacago Uqaybisay Ganacsatada Yar Yar Ee Ku Ganacsan Jiray Liinka Bilayska COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|