|
|||||
WAJAALE NEWS
“Wax Goob Ah Lagagama Tegin Gabiley Komishankana Taas Laga Yeeli Maayo Reer Gabileyow Fadhiga Ka Kaca”Xildhibaan C/casiis Cabdilaahi Ismaaciil
March 19, 2016 - Written by Editor:
Waxaa mar labaad leeyahay maanta in wajigii koowaad in gabiley laga qaado dhamaan sanaaduuqdii laga qaadanayay waraaqda codbixinta waa arin qaawan reer gabiley waxaan leeyahay fadhiga hala kaco arinkaa halaga hadlo anaguna ka maamul ahaan iyo ka gole ahaan doorkayaga waan ka qadanaynaa cuqaasha iyo wax garadka gobolka siyaasiyiinta gobolka waa in arinkan laga hawlgalaa wakhti yar ayaan haysanaa arintaa Related posts:“Hadii Uu Digtaytar Meesha Qabsado Oo Umadda La Garaaco Oo Wixii La Doono La Marsiiyo, Waxay Ku Nool... DAAWO; Madaxweyne Siilaanyo Oo Galabta Kormeer Ku Tegay Dekeda Berbera Iyo Xarunta Sheybaadhka Shida... “Hadii Golihii Hore Cidla Ahaa, Kani Waaba Ciirsiladii Ay Cidladu Dhaantay” Siyaasi Cali Guray. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|