|
|||||
WAJAALE NEWS
Warbixin Dhinacyo Badan Taabanaysa “Malafahmay Miisaaniyad La kordhiyay Ee Xukuumadda Axmed Siiranyo In Ay Tahay Cashuur La Kordhiyay ?
March 7, 2016 - Written by Editor:Laf Dhabarta Dhaqaaluhu ma cashuurbaa mise waa wax Soo saar? Waa maxay wax soosaar? Waa sidan (1) Beero laqodo oo lamaalgaliyo (2) Xoolo ladhaqo oo lamaalgaliyo (3) Warshado wax soosaara oo lakeeno (4) Macdan ladhoofsho oo la soosaaro (5) Ganacsiga oo laka xadeeyo Sida soo dajiye+jumladle+tafaariiqle (6) Dhalin yarada oo lajiheeyo oo barnamij loosameeyo lagaga faa ideeyo muruqooda iyo maskax dooda si ay ugu dhiiradan dalkooda Hadaba iyada oo aan lixdaa qodob aanay midna waxba kudarin xukuumaddan kulmiye ee raadka kulul ayay kufaantaa waxqabad ay uhaystan cashuur lakordhiyay iyo afar gidaar oo la nuuradeeyay oy innaga caawiyaan hayado ajanabi ah oo intooda badana ay yihiin kuwo lagu lunsado hantida qaranka oo ubadan tuugada mashruucaysan 1 Madaxwayne Riyaale wuxu lawaregay Bajad dhan(28000,000$) 2 Wuxu xilka hayay3-dii May 2002 ilaa 27 July, 2010 waa mudo 8 sano ah 3 Hadaba waxa lakordhiyay mudada 8sano ah(19000,000$) 4 Waxanu wareejay Bajad ah (47000,000$) Fiira Gaar ah hala fahmo macnaha miisaaniyadankulmiye kufaano Maaha dhaqaale kobcin ee waa cashuur dadka lagu kordhiyo sideedaba somaaliland SN sanadka Cashurtii hore Cashuurta la kordhiyay Farqiga cashurta 1 2010 : 47000,000$ Lama kordhin 2 2011 : 86000,000$ 39000,000$ 42000,000$ 3 2012 : 106000,000$ 20,000,000$ 20,000,000$ 4 2013 :125000,000$ 19000,000$ 19000,000$ 5 2014 :152000,000$ 27000,000$ 27000,000$ 6 2015 :251000,000$ 99000,000$ 99000,000$ 7 2016 :295280174$ 44280174$ 44280174$ Waana sidann Hadaba halkan ka akhriso cashuurta loo kordhiyay sida bilaa arxanka ah 1- Cashuurta ay kordhisay xukuumada kulmiye shan sano iyo lix bilood iyada oo aanay kujirin tii riyaale oo iyadu sidii ah waa sidan (248280174$) Tusaale cadayn cashuurta lakordhiyay waa sidan: (1)Dawladda dhexe=wado marinta gadhiga ugu yar markii hore ee madaxwayne Riyaale waxay ahayd (35000shilin lixda bilood) (Waxu kadhigay lixdii bilood Axmed siiranyo sidan(165,000shilin) (3)Dawlada hoose jeexistii dhulka oo ahayd markii hore ee madaxwayne Riyaale(80,000shilin ama12$) Hada waxa uu ka dhigay Axmed siiraanyo(217$ iyo 130000shilin oo isku ah isku gayn(235$) bal ufiirsada juwan ahaa 12$ oo laga dhigay 235$ bal alan idinkudhaariyee ma nololbaa miyaanu ahay Axmed siiraanyo kii shalay nalahaa waxa badan 47000000$milyan ee madaxwayne Riyaale oo waala cunaa maxaa keenay in aad manta saarto dadka cashuurta intaa leeg madaxwayne hadaad runsheegaysay Miyaanay ka xumaynba abaarta baahsan cashuurta siiraanyo kaqaado dadka tabaalaysan ee markuu kordhiyaba ganacsataduna saarto masaakiinta ee hadana isku haysta nin dadka unaxariista oo maanta ah madaxwaynihii ugu wacnaa ee soo mara somaliland Hal kayse ku baxdaa lacagta intaa leeg hadiise lahayo Bal halaga helo labatan milyan oo loogu gurmado dadka abaaraysan oo hamuuqato manta hadan lacunin Madaxwayne haday kaa dhab ahayd shalay baad nalahayd miisaniyada dahir riyaale way badan tahay oo waa la cunaa oo dadku maqaadikaro oo wan kadhimi doonaa Maxaa kugu kalifay in aad dulsaarto dadka masaakiinta ah cashuurta intaa leeg hadaad run sheegaysay ood ugu filaysin wayday tiila cunaayay haday run kaa ahayd
Hada dadku waa dadkii dalkuna waa dalkii madaxwayne
Hadii beenta lagu celceliyo runbaa lamoodaa ee hala iska hubsado dad ow
Cadadkii labaad Rf02 Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|