Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Togdheer Oo Ka Warbixiyay Qaabkii Ay Usoo Qabteen Dableydii Saaka Dishay Ninka Darawalka Ah.
March 14, 2016 - Written by Wariye:
Burco(WJN):-Taliyaha qaybta booliska gobolka togdheer ayaa ka warbixiyay qaabkii ay usoo qabteen ciidamadu dableydii ku dishay gudaha magaalada burco ninka darawalka ah oo la sheegay inuu u dhashay gobolka sool.