|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Odoyaasha Magaalada Xariirad Oo Hadlay Weerar Lagu Burburiyay Ceel Biyood Ku Yaala Tuulada Habaas Ee Gobolka Salel Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada.
January 31, 2019 - Written by Editor:Xariirad(W,N) Odoyaasha iyo bulshada ku dhaqan Deegaanka magaalaada xariirad ee gobolka salel oo mudooyinkii udanbeeyay ay taagnaayeen khilaaf udhexeeyay beelaha wada dega ayaa ka hadlay weerar habeenkii xalay lagu burburiyay ceel biyood ku yaala tuulada Habaas. Waxgaradka deegaanka ayaa xukuumada ugu baaqay in ay si deg deg wax uga qabato cida ku kacday falkan. Sidoo kale bulshada deegaanka ayaa ku hanjabay hadii xukuumada dhacdooyinka ka taagan gobolka salel ay waxka qaban waydo in ay gacantooda waxkaga qaban doona iyagoo falkan ku eedeeyay madaxwayne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici in uu cid gaara taageerayo HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|