WAJAALE NEWS

SHIRKADA SOMPOWER EE KA SHAQAYSA ADEEGA LAYDHKA AYAA SAMAYSAY QIIME DHIMIS BALAADHAN

Shirkada Sompower ee kashaqaysa Adeega Laydhka ayaa bilahab udambeeyayba kawaday Gobolka Gabilay Dardargalin Hawleed iyo dib ucasriyayn balaadhan iyo inay Dhamaan badalku Samayso Xadhkihii duuga ahaa ee ay Ku shaqayn jirtay Shirkadu iyo inay lawareegtay Shirkado kahawlgali jiray GobolkaGabilay,Hadaba waxaan lahalmaami Karin hawshan balaadhan ee ay Shirkadu kawado Gobolka Gabilay oo soo jiitay indhaha Bulshada Guud ahaan Ku dhaqan Gobolka Gabilay,iyo siday ugu Naxariisatay Macmiisheeda Danyarta ah oo ay Qiimihii ka jabisay markii uu shidaalkii Aduuyada kajabay,dhanka kale waxay shirkadu ka dhawaajisay inay Meelkasta oo uu ka taagan yahay Biraha Laydhkeedu ay Ku Xidhayso Laydh oo ay ka qaybqaadanayso Bilicda Dagmooyinka Gobolka Gabilay,Iskusoo Wada Duuboo Shirkadan SOMPOWER ayaa waxa qorshaha ugu inay Keento Dalka ama soo gaadhsiiso Laydhkii Jabnaa Ee ETHOPIA oo hada laga isticmaalo Daanta Shishe ee Wajaale,Waana waxtar Aad uwayn oo ay Ku talaa satay Shirkadani oo Shaqaynaysay wakhti yar ayaa Ku talaabsatay Horumar lataaban Karo iyo qiime dhimis balaadhan oo ay kaga duwan tahay shirkadaha kale ee kashaqaysta Laydhka oon samayn wax isbadala
Wajaalenews.net
Wariye Muuse Xuseen Xasan

Exit mobile version