|
|||||
WAJAALE NEWS
Ninka Yidhi Inqilaab Milatari Baan ku Riday Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Waxan Lee Yahay; GODKA LAGU CADAABYOW MUXUU GO’UHU BEEN SHEEGAY!!CALI GURAY.
March 20, 2016 - Written by Editor:Hadaba Subeer Awalow Wakaa Muuse!! Ma Gar Baa Ummad Yahay Garaadka Qabtaa? Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Suldan Diiriye inqilaab milatari baan ku riday ninka yidhi waxan le yahay; GODKA LAGU CADAABYOW MUXUU GO’UHU BEEN SHEEGAY Hogaamiye dhaqameed madal koofiyad cas lagu xeeray oo shakhsiyaad nin soo urursaday lagu xeraystay uu yidhi dhaha waxan idhi laguma ridi karo. Caqli xumadiisa Suldaanka Subeer Awal la fududaa? Balse qiyaasa maanta oo aanu Madaxwayne ahayn ninka Koofiyad Cas u adeegsanaya dadka uu codkooda doonayo hadii ay doortaan maxay ka fili karaan. Ku lahaa( SULDAAN XASAN HADUU ANIGA I TAAGERSAN YAHAYNA WAA SULDAAN HABAR AWAL AH HADUU JAMAL CALI XUSEEN RAACSAN YAHAYNA MAAHA SULDAAN HABAR AWAL AH) Ma garba ummad yahay garaadka qabtaa? Maya maya, hadaba Subeer Awalow wakaa Muuse.
MUJ CALI YUUSUF CALI GURAY. Related posts:Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qoraal la xidhiidha caqabadaha ictiraaf-la’aantu ku hayaan horumarka So... Faysal Cali Waraabe Iyo Kooxo Mucaaridka Kamid ah Oo Foodsaare ka Dhigtay Hadalkii Taliye Taani Iyo ... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Maxamed Xaas... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|