|
|||||
WAJAALE NEWS
Mulkiilaha Dhaab Biyoodka Uu Gudoomiyaha Magaalada Tog Wajaale xoog Iyo Sifo Sharciga Baalmarsan ku Aasay Oo Madaxwayne Siilaanyo Baaq Udiray,
March 8, 2016 - Written by Editor:DAAWO ;MUUQALADAN OO KALA AH KHASAARAHA UU U GAYSTAY DHAAMKA ISMARKAANA UU BUUX DHAAFIYAY QASHIN IYO DHISMAHA JIIDGAN UU XOOG KAGA HOR DHISTAY WAJAHADA BALAYGA.TOGWAJAALE(W,N) Dhawaan Ayay ahayd Markii gudoomiyaha Degmada Tog wajaale cabdi saleebaan xasan uu Xoog iyo sifo sharciga baalmarsan uu caf cafyo ugaliyay dhaam biyood ku yaala magaalada wajaale kana cabto bulhsadu kaasi oo uu leeyahay ABOKOR Axmed xuseen kooshin. Hadaba Mulkiilaha balayga oo Abokor Axmed Xuseen oo Ka waramaya Dhacdadan dhaamkiisa lagu Aasay iyo kuwo ka horeeyay wuxu yidhi, Gudoomiyaha degmada Tog wajaale Cabdi Saleebaan Iyo Cabdilaahi xaaji Cumar Gaboobe Ayaa Taariikhdu markay ahayd 07/01/2015.Iyadoo wax sharciya iyo ogolaansho U haysan waxay khasaare u gaysteen balayga waxaa dhacdadaa goob joog ka ahaa gudomiyaha maxkamada gabiley ee xiligan oo markaa garsoore ka ahaa maxkamada wajaale cabdikariim Arintaasi waxay maxkamadu ka qaaday talaabo iyadoo xidhay labadan nin balse markii danbe Waxa lagu sii daayay DAMIIN, Nasiib daro se gudoomiyaha wajaale oo xiligaan Aan xil haynin ayaa waxaa loo soo magacaabay Maayarka Wajaale Isagoo danbiile ah islamarkaana aanay bixinin magdhawga khasaarihii ay hantidayda u gaysteen Waa labada nin ee aan magacaantooda kor ku xusay e, Mudo Bil iyo sedex cisho ah markii uu xilka hayay wuxu biaabay in uu awood iyo shaadh dawladeed isagoo adeegsanaya xoog sandaqad(jiingad) kaga hor dhistay wajahada balayga wali way ku taal taasi oo kaliya kuma uu jooge wuxuu maalin dhawayn sameeyay in uu xoog caf cafyo u galiyay balaygayga isagoo awood ku aasay balaygii khasaare balaadhana ugaystay . waxaa ‘nasiib daro iyo argagax nagu noqotay in balaygii oo laga cabayo awood iyo sifo uu ku aasano lahayn uu marlabad waxaasi kula kacay ‘ANIGOO AH MULKIILAHA DHAAMKNA(BALAYGAN WAXAAN MADAXWAYNAHA SOMALILAND MUDANE AXMED MAXAMED MAXAMUUD SIILAANYO IYO MASULIYIINTA WASAARADA ARIMAHA GUDAHA SI XUSHMAD LEH UGA COD SANAYAA IN AY SI DHAKHSO AH USOO FARO GALIYAAN DHACDADAN FOSHA XUN EE HANTI DAYADII LOOGU ADEEGSANYO SHAADHKII QARAN EE AHAA IN SHACBIGA LAGU ILAALIYO BALSE XILIGAN UU MASUULKAN U ADEEGSADAY SIFI SHARIGA BAALMARSAN WAXAAN SIDOO KALE BAQQ UDIRAYAA CIDKASTA OO JECEL HORUMARKA IYO DEGENANSHAHA MAGAALO GANACSIYEEDKA WAJAALE IN AY GURMAD KA GALAAN BOOB IYO ADEEGSIGA SHAADHKA DAWLADA EE UU CAADAYSTAY GUDOOMIYE CABDI SALEEBAAN, AYUU YIDHI, SI KASTABA HA AHAATEE WAXAA MAALMIHII UDANBEEYAY XOOG LOOGA DAREEMAYAA MAGAALADA TOG WAJAALE BULSHADA AY KU BADNAY HADAL HAYNTOODU HABDHAQANKA UU LASOO BAXAY MAAYARKA WAJAALE HORENA AAN LOOGU ARAG GUDOOMIYAYAASHII MAGAALADA WAJAALE SOO MARAY MAR QUDHA AANAY ISKU DAYIN IN ARIMO NOOCANATALAABO,
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|