DAAWO; Siyaasi Maxamed-maarshaal Oo ah Musharrax U Taagan Doorashada Golaha Wakiillada Oo Gurmad Biyo Dhaamis Ah Ka Geystay Deegaanno Abaartu Saamaysay Oo Katirsan Degmada Faraweyne | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Siyaasi Maxamed-maarshaal Oo ah Musharrax U Taagan Doorashada Golaha Wakiillada Oo Gurmad Biyo Dhaamis Ah Ka Geystay Deegaanno Abaartu Saamaysay Oo Katirsan Degmada Faraweyne
March 20, 2016 - Written by Editor:

Siyaasi Maxamed Cabdikariim (M.Maarshaal) Oo Gargaar Ka Kooban 40 Booyadood Oo Biyo Ah Gaadhsiiyay Deegaanno Ka Tirsan Degmada Faraweyne

Aburiin (Wajaalenews) Abaar aad u baahsan oo ka jirta guud ahaan dalka Somaliland, gaar ahaana gobolada Galbeedka ayaa waxa Deegaanka Aburiin oo katirsan Degmada Faraweyne ee Gobolka Maroodi-jeex isla markaana kamid ah deegaanada ay abaartu aadka u saamaysay, safar kooban oo gurmadka abaaraha dhinac socda ugu kicitimay siyaasi Maxamed Cabdikariim (Maxamed-maarshaal) oo ah Musharrax u taagan doorashada golaha wakiillada Somaliland ee 2017 la filayo inay dalka ka qabsoomaan.

https://youtu.be/zyPKSbP1l4k

COMMENTS
LINKS