|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO MUCJISADA;Xukuumada oo Dan Guud u Bixisay Dhulka Xabaalaha Dhalinta kacaank Ee Xaafada Jigjiga Yar Iyo mid kamida Oo Qiiq.Iyo Olol ka BaxayO Xili Ay Cagaf Galisay Haayada La Siisay.
March 28, 2016 - Written by Editor:Xukuumada madaxwayne siilaanyo ayaa dan guud ahaan u bixisay dhulka xabaalaha ku dhagan schoolka 31may ee xaafada jig jiga yar Dhulka xabaalahan ayay xukuumada siisay haayad lagu magacaabo samsam foundation taasi oo iyadu si islaamnimada ka abaxsan cagaf cagaf u galisay dhulka xabaalaha oo ay ka dul, baxeen tiin iyo geedo faro badan Hadaba iyadoo ay ku kuda iraan burburinta xabaalahan oo ay ku aasan yihiin kumanaan qof ayaa waxaa ka soo baxay arin mucjiso ah kadib markii xabaal kamida ay markilaya uu ka kacay qiiq iy olol taasi ka yaabisay bulshada ka agdhaw dhulak a=xabaalahan.
Related posts:Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Maroodi-jeex Oo Tababar Usoo Xidhay 25 xubnood Oo Isugu jir... Maxaad Kala Socotaa Mashaariicda Dhismaha Wadooyinka iyo Sida Wasiiro Xukuumada kamid ahi u Mashruuc... Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta oo Diwaangelinta Maddarasadaha Ka Daah-furtay Magaalada Berbera COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|