|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidamada Booliska Belgian iyo Faransiiska ayaa si wadajir ah u raadinaya labo ruux.
March 16, 2016 - Written by Wariye:Hargeysa(WJN):- Ciidamada Booliska Belgian iyo Faransiiska ayaa si wadajir ah u raadinaya labo ruux kadib markii rasaas lagu soo ridey booliska weerar ka dhan ah argagaxisada oo ka dhacay magaalada Brussels. Weerarkan ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen afar ruux oo u dhashay dalka Belgian iyadoo wadooyin ku yaal duleedka magaalada Brussels ay Boolisku xireen.
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|