|
|||||
WAJAALE NEWS
Jeneraalkii Sida Xun U Xasuuqay Muslimiinta Bosnia Oo Ku Dhintay Xabsi Ku Yaalla Holland.
February 11, 2016 - Written by Wariye:Hargeysa(Wajaalenews):- Jeneraal ka tirsanaa ciidamada Serbia ee dagaalkii Bosnia xasuuqay muslimiin badan ayaa ku dhintay xabsi ku yaal magaalada The Hague ee dalka Holland. Jeneraalka Tolimir oo ahaa 67sano jir ayaa la xukumay sanadkii 2012, waxaana lagu hayey xabsi ku yaal magaalada The Hague. Waiye: Abdulkadir Habane COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|