|
|||||
WAJAALE NEWS
Jeneraalkii Sida Xun U Xasuuqay Muslimiinta Bosnia Oo Ku Dhintay Xabsi Ku Yaalla Holland.
February 11, 2016 - Written by Wariye:
Jeneraalka Tolimir oo ahaa 67sano jir ayaa la xukumay sanadkii 2012, waxaana lagu hayey xabsi ku yaal magaalada The Hague. Waiye: Abdulkadir Habane COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|