|
|||||
WAJAALE NEWS
Dalka Maraykanka Oo Dawlada Itoobiya U Balan Qaaday Inuu Ka Caawinayo Abaaraha
February 1, 2016 - Written by Wariye:
Dowladda Itoobiya ayaa sheegeysa ku dhawaad 10million oo qof in ay u baahan yihiin gargaar. Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in tirada dadka gargaarka u baahan ay sii laba-jibaarmayso billaha soo socda. Abaartan ayaa ka dhalatay iyadoo aanan la helin roobabkii sanadkan la filayay. Lacagtan dheeriga ah uu bixinayo Maraykanka ayaa gacan ka geysanaysa kordhinta barnaamijyada cunada. Hargeisa Office Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|