DAAWO;Xukuumada Xoog Ciidan ku Baajisay Shir Jaraa,id Oo Ay Salaadiinta Subeer Awal kaga Hadlayeen Xadhig Lagula kacay Qaarkamida Madaxdhaqameedka Beesha, Iyo Dhacdooyinkii Hadheeyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Xukuumada Xoog Ciidan ku Baajisay Shir Jaraa,id Oo Ay Salaadiinta Subeer Awal kaga Hadlayeen Xadhig Lagula kacay Qaarkamida Madaxdhaqameedka Beesha, Iyo Dhacdooyinkii Hadheeyay.
February 21, 2016 - Written by Editor:

Guulwadayntii  Wasiir Kuxigeenka Abniga, Gaaf Wareegii Taliye fadal,Gaab Gaabsigii Waran Cade+Gabashadii Maayar Soltelco.

Hargaysa(Wajaalenews) Xukuumada madaxwayne siilaanyo oo xiligan u muuqata mid kalsooni daro wayni soo food saartay ayaa saaka Kulan ay  ku balansanaayeen qaar ka mid ah salaadiinta beelaha Subeer Awal Oo uu gudoominayay suldaanka guud ee beesha Subaar Awal Suldaan Xasan kan dhacayay Huteel Guuleed  kaasi ooujeedadiisu hayd sidii loga hadli lahaa xadhiga madax dhaqameedka mida beesha sacad muuse oo ay xukuumadu uxidh xidhay weerar loo gaystay goob diwaangalintu ka socotay ee deeganka lughaya ayaa waxaa ciidamo xoogan soo duldhugay wasiirada arimaha gudaha Wasiir kuxigeenka Abniga ,taliyaha ciidanka booliska , iyo maayarka caasimada Ayaa xoog iyo hanjabaad ku soo fara galisayay  shir kaas iyada oo soo dhoobtay cudud  ciidan oo isugu jiray  kuwa  booliska iyo RRu da goobta ay ku balansanaayeen salaadiintaasi kadibna uu u baaqday shirkaasi faragalinta xukuumada.

dhacdooyinkii manta 4 maanta 2 dhacdooyinkii manta 1

hadaba masuuliyiin ka socday xukuumada ayaa muran iyo isqabqabsi kadib shir waan waana lagay  suldaanka guud kaasi oo sida xogahani tibaaxeen markii danbe laysla gartayb in mudo 48saacadood ah ay xukuumada ka war sugaan.

dhacdooyinkii manta 2 maanta 22 DSC04939

Ujeedada shirkan ay xukuumadu xoog u isticmashay ayaa ahaa mid ay  kaga arinsanayeen salaadiintani qadiyada arinta madax dhaqameedka  dhawaan ay xidhay xukuumadu kadib markii todobaadkii hore  la weeraray goob diiwaan galineed oo kamid ah deeganda hoos yimaada degmada Lughaya falkaas oo ay xukuumadu dusha uga tuurtay madaxdhaqameedkaas kuwaas oo xiligan loo dhaadhiciyay jeelka wayn ee magaalada Mandheera .

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

COMMENTS
LINKS